Madaxada dowlada JF Somaliya oo Shacaka si farxadleh ula ciiday

Waxaa maanta si weeyn looga ciiday ciidul fitriga inta badan dalka somaliya, ciidan ayaa waxaa u dhacaday si kaduwan sanado badan.  Boqolaal kun Somali ah ayaa maanta u dareeray goobaha…

Imtixaanka shahadiga dugiga sare manta soo idladay

Dowlada federalka wasrada hidaha iyo tacliinta sare oo manta soo gaba gabeyse imtixanka shahadiga dugisyada sare  koonfurta iyo bartamaha somaliya oo ay u fadhisteyn in ka badan 31,120  arday gobolo…

Madaxweyene Turamp oo ku dhawaqay canshuur dheeri alabta gacnasiga meksiko

Donlad Turamp  madaxweyaha dalka Amerika ayaa bartisa bulsho twitterka soo dhigay fariin ku wajahan dowalda Mexico oo ah in canshuur dheeri ah 5% lagu soo rago dhaman badeecadaha ka imada…

Hayada Qaxotiga aduunka oo 150 qaxooti ka qaaday dalka libiyo

Qaar kamidah boqolaal qaxooti  ajaanib oo ku dhibateysanaa dalka Libya ayaa laga qaaday kadib marka ay ka sii dartay xalada dalka libyo oo ay dib uga soo cusbonadeyn dagaalo u…

Qaramda Midoobay oo Ergay cusub u magacawday somaliya

Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay  Mr. Antonio Gutterres  ayaa u soo magacaabay dalka somaliya ergay cusub xafiiiska qaramda midoobbay oo ah  mid banaan mudo lix bilood  ah. Kadib markii ay…

Midowga Daladaha Kacdoodnka Sudan oo Digagy Golaha Kumel Garka Xukunka Sudan

Qaarkamid Hogaamiye yaasha daladaha kacdoonka ka wada dalka Sudan ayaa uga digay Golaha Kumelka Salka Sudan kuwaa oo ay ku adeeyeen dilk, jir dil iyo xabsi ka dhan dadka kacdoonka…

Meeyd Musaafur ku Maqnaa laba sano oo dib loogu sooceliye dalkiisa

sida ay saxaafada aduunka hadal heeyso waxaa dib dalkiisa loogu soo celiye meeydka Etienne Tshisekedi oo ah aabaha madaxweynaha hada xilka aya oo ahaa mucaarad xooga oo ka soo horjedey…

Madaxweyenaha Dalka Kenya oo afur kala Qeeyb qatay musliminta Kenya

Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa Afur kala qeeybqatay dadka Muliminta ku nool dalka kenya. afurka ayaa lagu qabtay masjidka Jamia kuyaal Nairobi waxaana halkaa uu afur kula wadaagay dadka muslimka musliminta…

Dowlada Amerika oo Xayriad ku sooragtay shirkada Haaway

Shirkada weeyn ee calamiga Haaway ka gacansto mobilada iyo qalabka electronics ayaa  lagu sooragay xayriad dhanka gacansiga. Dowlada amerika ayaa  gelisay liiska madoow  shirkada in ay san la gacansan Karin…

Doorashadda Barlaman iyo madaxaweyne midowga yurub

waxaa soo idlaatay  codbixnta doorashda palrmanka midowga yurub 751 kursi  xildhiban oo  metela 28 dowladood  inkabadan 350 milyan oo ka mid ururka midowga yurub. Codbixintan ayaa noqotay mid aad iyo…