
waxaa si weeyn loga cabsi qaba in xaalada cudurka covid 19 ee dalak ay qatar gasho. ilahada waxa ala xaqiijiye 8 bukan iyo kuwo kabadan oo baritanku socido magaaloyinka adunka itooda badan aya cudurka ka qatay feejignaan xoogan iayada ay baneysen wadooyinka iyo gabaha shaqo
maagladam muqdishu aya u mutuqatao in dadka ay san siweyn uqadan digninaha dowlad ay bixsay oo ah in la joogoa xaafada iyo in la fasxo dhaman gobaha shaqo
sida ay qorta jariirada aljiza cudurka covid 19 hadii uu so ogaro somaliya waxaa laga abqaya in axalka faraha ka baxo oo sababo dhiabto xoogan sababo badan oo isbiirsdady adweegeed tayda cafimadka oo liita, xirfadleyasha oo ayar iyo waciyiga dadweynaha oo jiifo



