
dalka somaliyed waxaa soo shaacabaxayo xaalada covid 19. waxaana malmahan dalka lagelaye xaalad deg deg ah. kadib marki ay so ifbaxeyn kisas tuhun gelinkaro in cudurka magalada u ku fafay.
gudomiyaha gobolka banadir Cumar Maxamud cumar filish aya saxafada u sheegeyn in cudurka dad badan ay u dhintaan malinkasta si aan la ogeeyn waxana jiro dad aan garnayo cudurka uu asiibay. marka waxaa uu soo jeediye in dadka fadhiga ay kakcaan.
warbixin maanta soo baxaday ayaa shegeysa in dadkii laga shakisan qaar kamid ah lagahelay cudurka kudhowad 9 qof oo kamid ah dadkii laga shakisan, oo ay ka midyahiin dad shacab ah iyo kuwo siyaasiyiin iyo shaqaale dowladeed. arinkaa ayaa waxaa fududeye qalabka sheey baar casri ah oo la shegey in dalka laga hirgeliye .
maanta oo jimco ah waxaa magalooyiinka qaarka mid ah lagu soo rogay bandoow . in masjidyada iyo gobaha dadka ay ku kulman laxiro si qasab ah iyada oo dhaq dhaqaaqa wadooyinka la xiray xaafad xafada aysan gadiidka isku gudbikarin



