21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq dadka naafada ay ku laheyen dowlada.Qamiis 21 Janayo 2021 golaha wasiirada ayaa meel mariye cudiga sare naafada iyad oo xubanaha fadhiye kulanka anan fursad loo siinin helitanka Agendaha, aqrinta iyo ka go’aan gaarida agendaha.
Waxaana la jabiye qodobo dhoowr oo sharciga ka mid ah
1 waxa la jabiye sharciga oo meelo badan laga qilafay
2 reysul wasaaraha iyo wasiirada been ayaa loo sheegey dadka naafada lagama talo gelin soojedinta sida sharciga uu qabo.
3 waxa mesha ka maqan hanaanka awood qeybsiga qeybaha kala duwan ee naafada oo sharciga ku xusan gar ahan Xubinta Dhagoolka oo dad ku so bedesheyn qof.
4 waxa la jabiye qodobo dhahaya wa in ay noqdan dad leh aqoon. Xirfad iyo wayaragnimo dadka naafada iyo in sumcadna ku dhex leh.
5 arinkan waxa ka soo shaqeye iskana kashaday rag dalaall villa somaliya ku dhex nool tas oo an qorma hore ku shegeyWaxaan fariin qali u direyna Madaxweynaha
JFS Mudane Maxamed cabdulahi farmajo in uu ka fiirsado saxiix qorshaha lagu dhacay naafad somaliyed uuna . Sharciga dhoowro iyo xaquuqda dadka naafada laga soo xaday




