
Wararka qaar ayaa sheegeya Wara sugayn ayaa sheegey in boqor salman oo 84 jir uu fsax u aday goobk ku taal duleedka maagalda jidah . halka wiilka u dhalaya boqorka maxamed bin salman lagwaye masraxyada siyaasda mudo 2 bil sababo anan si fiican loo cadeynin.
Dowlada scaduiga ayaa shacisay hortan bishii marso 2020 in ay hakisay dhamaan dulimaadyada dalka scudiga dibada kaga imanaye. Waxaa kale oo ay xirtay xajka oo ay dalka sucudiga soo booqn jireyn inka bada 2. 5 milyan dad muslim
Duqa magalda riyad oo kamid reer boqor ayaa la dhigay isbitaal qeeybta gargarka deg deg ah isga laga dabibayoo cudurka covid 19. Boqortoyada sacudiga yaa diyarsiay isbitaal si qaas u daryeel qoosyka ree boqor kaas oo la dhigay 500 sariir tani aya munineys halsita cudurkan uu kuhayo dalka sacudiga
Wasiirkawssarada caafiamdak Tawfiq al-Rabiah ayaa shegey in ilaa iyo hada 41 qof ay u dhinteyn cudurka, iyo dad bukaan oo ka badan 2795 qof hada isbiitalad kujiro. Wasiirka ayaa raaciye marka la eega xawaraha cudurka ku socoda waxaa uu garikaraa 10 kun uguyaran ugu badnaan 200 oo kun isbuucyada soo socodo




