dhalashada bisha Ramadaan Kariim iyo bandoowga

Abdullahi
2 Min Read

Wasaarada Diinta iyo Oowqaafta somaliyed oo shaacisay curashada bisha ramadan sanadka 1441 jiryada. taas oo si toos u shaaciye masuul ka tirsan wasaarada diinta iyo oowqaaftaramadaankan ayaa curtay xili bulshada soamliyed ay ku sugantahay xaalado cusub oo carqalad galinkaro dadka shacabka iyo cibaadadooda. bulshada somaliyed ayaa walaac xoogan ka qaba bandoowga iyo xanibadaha habeenkadowalda federaalka ayaa soo saartay awaamiid dadka algy farayo in magaaloyinka lagu soo rogo xayiraad dhaq dhaqaaqataliyaha ciidanka pooliska oo ka hadalye xalay saaxafada aya si toos dadka u amary in habeenka viidkii ay dadka saacada 7 in ay dadka ku xaroodan guryahooda.kumaan kun shaacab oo ah ganacsot iyo macamiil ka dhexey ganacsiyo kaladuwan ayaa ay soo food saridoontaa labadan mid dooro. ilaalinta sharciga iyo si wadida meherada ganacsisida dhoowr jeer dowlada federaalka faah faahisay qatara cudurka halista ee covid 19 waxa muhim loo arkay in la joojiyo dhaq dhaqaaqyada aan muhimkadowlada ma aysan xirin socidka iyo hoowl malmeedka maalinlaha ah. balse waxaa ay xayirtay midka habeenkidad badan ayaa walaac ka qabo caqbad ka hor imaankarto cibaada xiliyada habeenkii ah
dad badan ayaa qabo in dowlada ay ku saxantahay talbaada ay ka qatay ladagaalnka cudurka covid19 si bulshada inteeda badan looga bad baadiyo. halka kuwo kale ay qabaan in aysan haboneeyneeyn in dadka laga xayiro cibaada.

Share This Article