Maxaa ay ku heshiiyeen siyaasiyiinta beesha Ogdeeyn

Abdullahi
1 Min Read


kadib qillaaf xoogan oo mudo dheyaale siyaasiyiinta beesha Absame gaar aha beelweenta Ogaadeeyn kaa oo ka soo bilaawday doorashada madaxweyne maamulka jubland ee horanta sanadka 2019.

taas oo ay kasoo baxeeyn 3 madaxweyne kuwaa oo kasoo jeeday hal beell oo kamid ah belaha dega gobolada juboyinka.

dowlada federaalka somaliyed ayaa qaadacaday natiijada doorashada halka ka dhacaday. arintaan oo sabaabtay in ay kala qeeyb samaan siyaasiyiinta ka soo jeedo beshan maanta heshiiska ku gashay dalka kenya maagalada neeyrobi

heshiika dhexmaray qaar kamid ah siyaasiyinta beesha ogdeeyn ayaa mujinayo diyaar garoow dhismaha isbaheysi lagu magac daray isbedel doonka juboland.

dhismaha isbaheysi siyasiyinta jubolan waxaa uu u bahanyahay ka muqashada boqolaal daneyaal siyaasada juboland oo ka soo kala jeedo belaha dega juboland. taa oo laga yaabo in sahasho owood ay iskaga cabiyaan dowlada dhexea somaliyed

su’aasha meesha taalo ayaa ah siyasiyinta ma awoodi doonaan in soo dumaan kuwo ka maqan isbaheysiga isbedel doonka juboland

halkan ka aqriso warmuriyedka shirka

Share This Article