Wasiirada cusub ee Xukumada Mamulka Galmudug

Abdullahi
3 Min Read

Madaxweynaha maamul goboledka Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa soo magacaby wasirada xukmada uu madaxweynaha u yahay. 23 wasiir oo u badan wajiyo cusub ayaa ka muqdo. Waxana ka mid labo xildhiban golaha shacabka oo laba wasaarad loo dhiibeey

xukumadan ayaa ah mid aysan ka muuqan wasaarad dadka naafada ayleyahiin taas oo xad gudub ku ah sharciga caalamiga xaquuqda dadka naafada aduunka oo ay dowlada somaliya saxiday xubin buxdana ay ka tahay

waxaa intaa sii dheer dhismaha baarlamanka galmudug oo ay ka wada shaqeyen gudiga ku melgarka dhismaha barlamnaka galmudug, gudiga dorashinka madaxa banan somalia iyo wasaarada arimaha diba ay si bareer u jabiye sharciga CRPD iyaka oo anan ku darin dadka naafada qorshah iyo xubaha waxdoranyo iyo kuwo ladoranayo

1: Cabdi Maxamed Fiidow Baliile: Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka ( Murusade )

2: Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Wayeel): Wasiirka Arimaha Gudaha ( Marexaan )

3: Ahmed Macalin Fiqi: Wasiirka Amniga ( Sacad )

4: Farxaan Cali Maxamed: Wasiirka Maaliyada ( Duduble )

5: Maxamed Xaashi Dhoore: Wasiirka Waxbarashada ( Ceyr )

6: Cabdiweli Cabdulahi Jaamac: Wasiirka Cafimadka iyo Daryeelka ( Marexaan )

7: Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud: Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka ( Murusade )

8: Daa’uud Maxamed Maalin: Wasiirka Dastuurka ( Wacaysle )

9: Saabir Nuur Shuuriye: Wasiirka Dakadaha iyo Kalluumaysiga ( Suleebaan )

10: Saciid Siyaad Shirwac: Wasiirka Bay’ada ( Suleebaan )

11: Cabdiraxman Maxamed Diiriye Makaawe: Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka ( Marexaan )

12: Cabdiladiif Cabdilaahi Warsame: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ( Marexaan )

13: Axmed Dhiblaawe Casir: Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U dhiska ( Wacaysle )

14: Aadan Cusmaan Xuseen Qoryooley: Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ( Shiiqaal )

15: Yaxye Xiish Xasan: Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada ( Marexaan )

16: Maxamed Cabdi Axmed Kaarshe: Wasiirka Biyaha iyo Tamarta ( Sacad )

17: Abdulqaadir Maxamed Saciid Gentlemen: Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ( Saruur )

18: Xasan Cabdulqadir Xuseen: Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ( Fiqi muxumed )

19: Ubax Xuseen Dhiblawe: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ( Duduble )

20: Xuseen Cabdulle Xasan: Wasiirka Cayaaraha iyo Dhalinyarada ( Saruur )

21: Axmed Shire Falagle: Wasiirka Warfaafinta ( Sacad )

22: Sahra Colaad Cabdi: Wasiirka Qurbajoogta iyo Dhiiragalinta Maalgashiga ( Beesha 5aad )

23: Axmednuur Xaaji Cisman: Wasiirka Beeraha, Dhirta iyo Daaqa ( Fiqi cumar )

Share This Article