Banaan baxa ka dhacay Muqdisho Xaafada Boondher

Abdullahi
2 Min Read

Dad careeysan ayaa isugu soo baxay qeeyb ka mid ah wadooyinka degmada boondheere ee gobolka banadir. Dadkan ay  mujiye caro xoogan oo ka dhan ah cidan hubeys oo dil ugeeystey dhaliyar xaafadooda joogo.

Rabshan ayaa timid kadib markii askari ka tirsan ciidanka booliska uu risaas ku furary dhaliyaro ku sugan xafadooda oo ay is dhafsdeyn erayo. Waxaana halka dhawca uu ka soo garay 2 qof oo shacab. Wararka qaar ayaa shegeya in labada qof mid uu goobta ku dhintay.

Dadka xaafada boondheere ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyaga oo ka carooday dilka foosha xun oo ka dhacay deganka. Qaar kamid dumarka iyo dhalinyarad ku nool xaafada ay ku dhawaqeye dowlada waxan ka codsaneyna in ay cadaalada inoo keenta gacan ku dhiiglaha dilka geeyse’

Halka qaar kale dadweyne careeysan ay ku dhawaqayeen bac-kasii doonimeeyn iyo arxanlawe dooni meeyne. Dowlada hakeento cadaalada gacanku dhiiglaha

Dowlada federalka ayaa awaamiir kaladuwan ka soo saartay  xaalada dadka ku nool caasimada dalka mUqdishu iyo magaaloyinkle. Iyado uu cumar maxamud cumar finish  ku dhawaqay banadoow habeenki iyo amar kale uu soo saaray taliyaha ciidanka poliska 2 habekaro  in magalda ay tahay bandoow 7da habenimo ama fiidka

Dadka kunool maagalada muqdishu aya walaac xogan ka mujinaya arintan bandoowga sida xawarahaleh isu bedelayo. Kaa markasta oo ay dadka u hogansam awaamirta  ay soo baxayan amaro cusub oo sii adkeynayo xaalka

Dadka shacabka qaar ayaa aad u layaban sida ay wax u socdaan

Share This Article