Webi biyahisa midabka cas ee dhiiga isubedeleeyn

rever-daldykan

dalka Ruushka ayaa waxaa ka dhacaday arin la yaableh kadib markii wabi ka mida ah wabiyada mara dalka Ruushka Goboladisa qaar ka mid ah uu si laaybaleh isbede ugu dhacay kaa oo midabka cas ee dhiiga oo kale yeeshay

wabigan ayaa lagu magacaabaa Daldykan kaa   la shagey ineey ka dhawyahiin wershada kuwaa oo laga baqnayo ineey wasaq kusoo daayeen webiga. wabiga ayaa si lama filaan ah hal mar midabkiisa doorsamay.

arinkaan ayaa sameeyn weeyn ku yeeshay dadka ku nool degaanada webagia maro iyagoo mujiye cabsi dhanka caafimaadka. qofka arka midabka wabia ayaa waxaa isleeyahy ma dad dhiigisa ayaa lagu daadiyey. sababtoo sameynta yaa ha mid baaxad weeyn oo dhoowr KM saameeyse

arinka doorsanka midabka biyaha waebiga ayaa noqday waxau gu badan ay dadka kunool dalka Ruush hadal hayaan saxaafada, baraha bulshada iyo gooba dadka ku shaxaan maqaayadaha iyo darjinada bananka ku yalaan

weli lamaha hayo cadeeymo buuxo sababta keenty in wabiga midabkiisa doorsamo.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY