Hayada daryeelka naafada (DWF) oo agab waxbarasho ku wareejisay dugsiga indhoolayaasha Alnur

somali-disability-foundation-1

 

Munaaasabad lagu qabtay xarunta dugsiga indhoolayaasha Al-nur ee magalaada Muqdisho ayaa hayadda daryeelka naafada ee fadhigeedu yahay dalka Holand waxay agab waxbarasho oo loogu tala galay dadka araga la` ku wareejisay maamulka dugsiga alnuur ee magalada Muqdisho.

somali-disability-foundation-1-4

Wakiilka hayadda daryeelka Naafada Cabdi fataax maxmed daahir ayaa ugu horeen sharaxaad ka bixiyay agabka ay ugu deqeen d…ugsiga Alnuur isgoo xusay in agabka uu ka kooban yahay compitaro, teypab, mashiinka daabaca farta bareelka, boorar (Slate and Staylus) oo lagu talagalay in lagu qor farta Brail-ka, waxana uu shegay in arintan ay kala kaashteen hayado kale oo fadhigoodu yahay dalka Holand si ay wax uga qabtaan baahida dadka araga la ee somaliya.

somali-disability-foundation

Ibaraahim C/lahi Maxmuud maamule ku xigeenka dugsiga indhoolayaasha Alnuur oo gudoomayay qalbkaas ayaa uga mahadceliyay hayadda Daryeelka naafada (DWF) talaabada ay ku caawisay dugsiga alnuur waxana uu xusay in agabkan uu yahay kii ugu horeyay oo tayo iyo tiro ahaan lasoo gaarsiyo dugsiga Alnuur waxana uu xusay inuu waxbadan ka tari doono hoowlaha waxbarashada dugsiga.

somali-disability-foundation-org

Gudoomiyaha dagamada Hodan Axmad Salaad iyo gudoomiye ku xigeenka hayadda Hormuud Telcom Foundation oo Kamid ahaa masuuliyiintii ka qayb galay munaasabadda agabkaasi waxbarasho lagu wareejinayay ayaa si isku mid ah u amaanay hayadda daryeelka naafada iyagoo xusay in agab intaan kabadan ubaahan yihiin dadka araga la` ee kunool somaliya.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY