Feysia oo ah ordyahanka heerka qaran dalka Ethopia uga qeeybgalay ciyarahii maalmo ka hor soo idlaaday ayaa waxaa uu ka degay dalka Mareykanka halkaa uu weeydise megangalyo siyasadeed. ordyahnaka ayaa waxaa sameey cabasho xili indhaha calamka ay hayeen garoonka ciyaraha Olyampics Rio 2016.
ciyaryahankan ayaa garwaaqsaday qatarta eey leedahay inuu ku laabto dalkiisa waxana uu isk dhibay dalka Mareyknka halkaa oo uu shir saxaafadeed ku qabtay una sheegay caalmka qatarka iman karta in dalkiis dib ug laabto
dowlada Ethopiya ayaa sheegtey in Feysia sifiican dalka ethopiya looga soo dhoweeyndoon. loona aqoonsandoon halyeed geesi heer qaran. balse arinkan ayaan aheeyn mid lahubo ama lagu kalsoonaankaro sida ay ku andacoodeyn qolayaha xaquuqul insaanka u doodo
Feysia ayaa waxaa uu dhaqaale ka helay taageeryashiisa kusagan dlaka Mareykanka dhaqalah uu ku donaya in uu qareeyn ku qabsado u doodo.
feysia ayaa kasoo jeedo qoowmiyada koowaad dalka Ethopia kuwaa oo ka badan 35 million kuwaa oo ay dowlada ethopia ku heeyso cadaadis iyo dil ka dhan ah dhaq dhaqaaqa oromada. dad ka badan 400 qofood ayaa ku lagu dilay mudahardyo cabasholeh ay wadaan dadka oromada halka tiro intaa ka badan ay xabsiyada dalka buuxdhaafiyeen



