Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka

admin
1 Min Read

 

Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada.

Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday 18.49  sec halka ciyaaryahanka ugu sarayo oo ka soo jeeda dalka USA uu ku orday   17.20 sec.

 

Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka waxaan ay ka horeysa dalal waa weeyn oo clamalka sameeyn ku leh. tani ay ah in somaliya markii ugu horeeysa ka qeeybgashay ciyaraha dadka naafada ay hadan kaalinta shanaad gasho.

farhan iyo kooxdisa waxaan leenahay sadaal guuleeyeed iyo astaan gobeed ayaad muujiseeyn.  arinkaan ayaa ku yimid dadaal ay mujiyeen shaqsiyaad kooban iyo ururka ciyyaraha dadka naafada somaliyeed

Share This Article