Madaxweynahii Hore Isreal Mr Shimon Peres xaalad caafimad xumo heysta

 

Mr. Shimon Peres oo horay dalka Isreal uga soo noqday madxweeyne ayaa waxaa lasoo werinyaa ineey soo foodsartay xaalad caafimad xumi. Shimon Peres ayaa ah nin oday kaa oo noloshasi ku soo aruurtay fadhi iyo bukaan socod ayaa hadeer waxaa uu kujira isbitaal kuyaal dalka Isreal  rungta bukaan eegtada  Shebaa oo ku tala  Tel Hashomer.

Shimon Peres waa 93 jir ruugcadaa siyaasadeed ka oo ay dadka reer islreal ku tilmaaman inuuyahy nin geesi waxbadan ku soo kordhiye siysada iyo jiritaanka dadka reer isreal. Shimon Peres ayaa waxaa suu qabtay xilal badan waxaan uu heeystaa abaalarin caalami ah sida Nobel Peace Prize in 1994 wadaxaajoodaydii Oslo uu kuqaatay iyo kuwo kale uu ku qaatay  geediscodka nabada bariga dhexe

Mr. Press ayaa ah nin taariiqda dad isreal meel fican kaga jira waxan la shegay markii uu howlgabay inuu ku bira dadka nabada u ololey asigoo aas aasay peres center for peace oo wax weeyn ka qabata wadanolasha iyo isdhexgalka dadka isreal iyo falstiin.  ninkaan ayaa nin dad badan ay u yaqaanaan geesi nabadoon ah. halka dadkale oo badan ay u yaqanaan dambiile dhiigyacab ah waasida rayulcamka aduunka oo kala tageersan Isreal iyo Falastiin

 

Abdullahi

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY