Hogaamiye Kooxeed Reer Congo oo maxkamada dabiyada calmka lageye

admin
3 Min Read

bosco-ntaganda

ninka lagu magaca Bosco Ntagadan ayaa ah hogaamiye koxeed horumuud u haa dagaalyahno arxan daran oo reer koongo ah. ninkaan ayaa waxaa lagu soo ogay 18 dambi oo ay ka midyahiin dil, kufsi, afduub, dhac, jirdil , ka nacsi daroog iyo hub iyo askareynta caruurta. eedmahan oo dhan ayuu beniney ninkan hogamiye malishiyadka ahaa

Bosco Ntaganda oo la hadlaya saxfada ayaa sheegay in uu darfirsanyhy dhamaan eedamaha ka dhanka ah uu san rajo ka qabin inuu dib loo siiyo xoriyadisa. waxaan ka xumahay sida qiyanada ku dhisan oo leeysoo qabtay. mana filaya inan dib nolo ula wadaago reerkeyga qasatan xaskeyga iyo caruurteyda taa awgeed waxaan doorbideya in aan dhintaa oo leey daldal.

maxkamada dambiyad caalmaiga yaa waxaa ay  wada olole lagu xakuymo ninkaa xabsi deer iyo ciqaabo xabsiyeed daran taa oo uu ka  biyo diidsanyhy Bsoc isgano kor uqeylinya yirir waxan ka jeclan laha in leey daldalaa xabsigan aad sheygsan.  ninkaan ayaa waxaa uu sameye cunto kasoomid taa uu ku doonaya in dalabkiisa loo sameyo oo ah daldalaad. maxkadmad hayege sharuucdeda uma badana xakum dil ah, bedelkeda waxaa dadka lagu xukuma xabsi dheer iyo ciqaab xabsiyeed.

dadka ku xeeldheer arimaha jabhada ayaa waxaa ay sheegaan ninkaan in lagu magacbo naaneeys taa oo ah toosiye. micnaheed uu yahay ninkaan in uu qiyano badanyahay dadka uu qarjiya isaga oo kuu qoslayo. dadka qaar marka ya arkaan ilkahisa waa ay cabsan jireyn inuu dilo waa nin marka uu waxdilayo dhoola cadeeya sida qof dareeyn farxadeed  heeysta balse mindiisa ayaa gasha ka baxasan

ninkaan waxaa uu ku caanbaxay kufis baahsan ka dhan gabdhaha iyo dumark koogada demuqradiga ah asiga iyo cidankisa ay geeysan jirey. waxana uu laha cidan u badan caruur daroogo la quudiey oo aan baarnax laheyn. ninkaan waxaa kale oo uu can ku ah ka ganacsiga deemanta iyo daroogada.

ugu dambeyntii waxaa uu kujiraa gacanta maxkamada dembiyad caalmiga heyga

taariqdis koo ban

ku dhashay Kigali Ruwand 1973 halka uu kusoo barbaara, waxaa uu kusoo qaxa kongo asiga oo ka baxsanaya dagaalka isir sifeeynta dalka Ruwanda.  dada 17 jirka aya qirga ku qatay asiga ah dagaalyan iyo askari u dhexeya labada dalka Kongo iyo Ruwanda. 2006 maxkadam dambiyad calmiga ayaa ku eedyese askerynta caruurta,  2008 waxaa u horjeega malishaadka geyste xasuuqa Kwanji oo ay ku dhiteeyn 150 dad ka badan.  2009 waxaa uu ki biirey cidanka qarank Kongo dimuqradiga waxana uu noqday Jeneraal.  2012 waxaa uu ka baxsaday cidak kongo waxan uu ababulay dagaalo jabhadey oo ay ku barakceeyn 800,000 qofood. 2013 waxaa uu isu dhiibay safarda Dalka USA ee kutal Kigali Ruwanda  kadib markii jabhadiisa ay u kala jabtey laboqeeybood taa asiga ku qasabtay inuu ka baxsado hoowdka.  ninkaan ayaa waxaa lagu tilmaa dambile sida Joseph Koyo oo reer Ugandha ah.

abdullahi

Share This Article