EU oo sheegtey in Xanibaado dheeri ah lagu soo rogi doono WhatsApp and Skyp

admin
1 Min Read

 

midowga reer yurub ayaa shaciyeen in ay soo ragi doonaan taalabyin dheeri lagu maamulo adeeg whatApp and Skyp oo ah baraha bulshada kuwada xiiraaraan. arinkaa ayaa haandoono in adeegydan loo tacaamulo sida ageedyada  telfonada caadiga ah oo kale. tani ayaa sababi doonto xaayiraado qaar oo lagusoo rago whatApp iyo Skyp.

midowga yurub ayaa iayan shaaciyeen in sameeydoonaa horumar dhanka internek oo ay rajeynayan iney noqda kua ugu horeeya isticmaalo adeega 5G . waxaana ruqsadaha adegaas loo furay dhamaan shirkada internetka ka ganacsada. midowga yurub ayaa sheegay in ay  fursad siiyeen shirkada dalalka Eu ka shaqeeya inta yasan ka hor qada adegan shirkadaha dalka USA iyo qaar kamid Asia oo loolan xoogan kula jiro.

midowga yurub qeeybta isgaarsiinta ayaa sheegtey in 2018 laga hirgelindoon adeega 5G dhamaan dalalka EU waxaan rajeyneyna in dadka ay sifiican uga bogan doonaan adegaa, waxaa kale oo ay sheegeeyn in 2020 wadamda midowga yurub laga hirgelind doona wireless free kaa oo lagu soo deeyndoona hawada.

kamaal

Share This Article