madooneeysaa inaad noqataa hogaamiye caalami ah. waxaad ka qeeybqadta shebekeda dhalinyarada hogaamiyeyasha Africa oo ah shebeked caalmi oo xidhiidhisa dhalinyarada aduunka.
hadii aad ku biirot waxaad hanan doontaa tababaro joogto aad adiga si fudud wax isku barkartid iyo ka qeeybgalka tababaro caalami ah oo aad u adi karto dalal badan calmaka ay ku jirto dalka mareeykan
sanadkasta waxaa la qabtaa tartamo caalmi oo ay ka miyahiin Madela felowship oo aad ku gulesan karto waxbarsho hogamiyenimo ama hormuud bulsho. waxaa kale oo aad ka qeeyb qadan karta Obama leadership oo sanadkasto kontomeeyo dhalinyaroo safar u aadaya dalalka.
is diiwwangeli is aad u hantaa fursado qaali mustqablkaadawax weeyn ka tarikara. sanadkasta 50 dhalinyara ayaa aqalka cad mareykan loogu qaada booqoasho 2 billod. sanadkii la soo dhaafay waxa somalia uga qeeyb galay 3 dhalinyaro ah.




