ciidanka la dagaalanka dadka sharcid darida kusoo galo dalka Embrate kay ayaa shaaciyeen hoowl galo ay sameeyeen ineey ku soo qabteey 34,561 dad garya oo  sharciga degenasha qilaafay iyo 1,780  lagu soo eedey  falal tuugis ah.

waxaada tirirkoobka dadka sida sharcidarada kusoo gala ayaa sheegey in tirada aay aad u koradhay yadoo sanadkii hore aheeyd 24,718. cidanka police ayaa waxaa sheegeeyn ineey tahay tan tiradii ugu badneey oo ay hoowl galo ku soo qab qabtaan.

 

waxaad dambiyada iyo dabagalka dadk sida shari la’aanta ku soo galo ayaa sheegy 134 ka mid ah dadka laqabtay ay ahaayeen dambilya cidanka ay horey u baadigoobayeen kuwa oo galay dambiyo ka baxsan sharci la’aanta.

Major Ali Salam ayaa yirir kuwa algu helaa soo gelinta dad shaqale ama booqsho si sharciga ka baxsan in marka hore lagu ganaaxi doono lacag dhan DH 50,000 dirahmak imaradka

 

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY