mechal jackson oo ah heesaa caan asalakisa madoow yahay ayaa waxaa uu isku sameeye qaliimo badan uu isku cadeeye. arinka ayaa dad badan waxaa ay u heysteen in ay tahay naceeyb mechal jakson uu nacaya midabka madoow
dhaqtarka qaaska qaliinka ku sameyee Mr. Mechal Jaksan ayaa waxaa uu shaaciye sheekooyin qaas ah uu la yeeshay inta macmiiilksa ah. waxaan uu yirir Mechal ma aheyn nin madowga neceb. sababta qaliinka uu isgu sameyene ma aheeyn inuu is cadeeyo ee waxaa ay aheed oo qura inow ka bedesho muuqaalka sankaweeyn ee reer jackasn kaa oo uu qoonsaday
dhaqtarka ayaa yiri Mechal waxaa ku faani jirey ku hadalka luqada dadka madwiga ku hadlaan. marar badan oo reerkisa la jogey waxaa uu iishegey inuu yahy nin aan neceeyb madowga lakin jeclaa hanashada san dhuban oo dheer.
dhaqtarka oo lagu eedey inuu lug kulaahaa mu’amarada lagu dilay mechal ayaaku xakuma 4 sano asigoo soo qaatey 2 sano hoowl xabsi adaga.. hadeer ayuu ka qoray buug ka hadlay is dhaqida uu mechal is dhaqay buugaa oo si weeyn loo ibbsadey.




