Dowlada Greece ayaa biloowday in ay dib u Celiso qaxootiga ka yimid dalalka Pakistan’ Afghanistan’ Algeria ‘Morocco
Dowlada Greece ayaa xeryo ka dhistay jasiiradaha ay kasoo degaan qaxootiga kasoo gala Dalka Turkiga ee soo Mara Badda ‘
Jasirada Lesbos sadex Xarun qaxooti aya laga furay kuwaasoo loogu tala galay in qaxootiga lagu haayo kadibna (interview ) waraysi halkaasi looga qaado ‘
Go’aankaas ayaa soon baxay Bishii March sanadkan 2016 ‘ qaxootiga ugu badan aya aha suuriyaan has a ahaatee waqti fudud ayuu gerece Ku siiyaa sharciga lagu aado caasimada Athens oo jasiiradaha u jirta inkabadan 10 sacadood ‘
Qaxootiga Afrika ka yimid ee jooga Jasiirada Lesbos ayaa ah kuwa a an warqadaha la siin ‘ Warar ayaa sheegaya in Nigeria iyo Kameroon Isbuucan u bilaaban doona Interview kasoo lagu Kala sarayo dadka u qalma magan galyada ay waydiisteen yurub ‘sida la ogyahayna qofka Ku baasa Wareysigaa ayaa la sin doonaa warqadaha uu Ku tagi karo qofkaasi guud ahaan Dalka Greece ‘
Soomalida ayaa aha tirada ugu year qaxooti ah eeku nool jasiiradan Lesbos k dowlada gariiga ayaa iyana dhegaha ka laabatay soomaalifa in ay siiyaan warqadaha aqoonsiga kuwaasoo markii hore lagu qaadan jiray kudhowaad 3 sacadood ama hal maalin ‘
Lesbos ayaa aha jasiirada ugu wayn Greece aadna ugu dhow dalka turkiga wana halka ugu badan ay mareen qaxootiga soo galay yurub 16,kii sano we lasoo dhafay
Kadib go’aankaa ila iyo hada
kale marka laga reebo Suuriyaanka ma aysan helin Warqadahaasi
WQ kamal



