olalaha tratanka doorashada maxadtinimada dalka Mareeykan oo aflagaado gaatay

admin
3 Min Read

USA flag

faaqidaada siysada dalka mareeykanka

dalka mareeykan ayaa doorashada madaxweyneha ay tartanka isugu soo hareeyn labo musharax oo kala metal labad xisbi siysada dalka amreeykna hogaanka u ah. Mrs. Heliry Clinton oo ah xaaska Bill Clinton madaxweyne  hore dalka mareeykan iyo Mr. Turam oo ah milyineer gacnsade si weeyn dalka mareeynka looga yaqaana dhanka ganacasiga

labadan mushraxa oo hadeer arayaa heerkii ugu dambeey ee ololaha doorasooyinka dadka shacbiga iyo siyaasiyiinta ay iibinyaan siyssada iyo kartidooda aya hada luga la galay  olole adag oo dacayadeed oo uu midba midka kale ku bartilaamdesanya sucmadisa qaaska iyo mida guud ahaneed.  waxaan soo kordheyse is dhafsiga eroyo kulkul oo ka baxsan tartanka doorashada ay isu marinyaa saxfaada iyo shebekeda

arinkaa ayaa noqday mid la yaableh oo dadka shacbiga mareeykan ay ku jaha wareeyn qaabka siysada u socoto heer ya gareeyn ineey ka quuestaan doorashada ineey codeeyn dad badan . waxaa meelo badan laarkay muqaal ninka musharaxa ah Turam oo boonboe qaawan sida hooyadiis u dhashy gooobo public ah la dhigay halkaa oo shacbiga ay sawiro uga qadanyeen meelo fagaare.

halka heliry clinto sawiro mujuniya ayadoo hoosta ka naban madxweyn omaba dhegtna wax u gu sheegeyso iyo sawiro kale lagu dacyadeeyna shebekeda bulshada lagu soo yaaciyey

dadka siysad indh indheeye dalka mareeynka waxaa ay saadalinyaa in helire clinto ay heli doonto codad ka badan midka Mr . Turam. ayadoo laxeerinya rayulcamka dadka mareeykan iyo fursadaha jira. Helir waa haweeyneedii ugu horeeyse ee madaxweyne ka noqtaa dalka mareeykanka iyo doorka haweeynka mareeykna oo  mujiey taageer qaas dhanka Mrs. Clinto iyada dadka mareykan dhaliyarada ay u badanyhiin dumar.

Mr. turam ayaa maalqeeyb saameeyn weeyn ku leh dhaqalaha dalka mareeykan waxaan uu xiir weeyn la leeyahy inta badan gancsatada dalka mareeyka.  oleleyaashisa waxaa ka mid canshuur dhimis, musfaarinta dadka ajnabiga iyo dhimista misaniyada dolwada taa oo ay taageersanyhiin in badan dadka ganacstada iyo shaqalahooda.

mahan markii ugu horeeyse olole doorasho dalka mareykan uu gaaray heerkan oo kale waxaa soo maray dhoowr jeer arimahan oo kale basle olalahan ayaa ah kii ugu darnaa oo xitaa aflagaado ay hawada isu mariyeen labada musharaxa

Share This Article