gabar gacanteda iku dishay sawir shebekada bulshada ay dhigtey awgeed

admin
1 Min Read

Phoebe Connop

gabadha lagu magacabo Phoebe Connop dadeeda 16 jir ah yaa larkey meedkeeda kadib markii la helay calmaada mujinaya iney ayada gacanteda isku dhishay. sababta ayaa lagu micneeye in ay ka xumatay sawir barta bulshada  la dhigay kaa oo ah mujinaay jinsi faquuq iyo quursi oo ay ka baqday in nafteeda waxyeelo kasoo gaarto mustqablka

gabadan ayaa sawwir ay dhigtey barta ayaa waxaa soo beegsaday dhalinyaro badan kasoo jeda qaradaha eeshiya iyo kuwo adow ah. Phoebe Connop ayaa waxaa ay dareeynte cabsi dhanka nolosheda iyo fadeexad ka dhan ah musqbalkeeda

arinka ayaa waxa uu ka dhacay  dalka ingiriiska Halesowen in the West Midlands . midka mid dadka asxaabta kula aha gabadhan sebekeda bulshada ayaa mujiye in ay dhacday masiibo uuna ka xunyhy sida wax u dhaceeyn. waxaan la wadaagi doonaa qooska iyo asxaabta murugo.

Share This Article