xayawaanka yaxaaska

admin
3 Min Read

yaxaas

xayawaanka yaxaas webiga loo ayaqano waa xaywaan ku nool wadmada  cimilada kulul waxaan uu badan ku dhex noolyahay biyaha webiyada iyo harooyinka waa weeyn. xayawaankaa waaxaa uu badanyhy duurjooga kun ool meelaha fog. lakiin waxajir inya oo debjoog ah lana noolanakart dadka. dadka yaxaaska yeesha ama dhaqada waa dadka ku nool webiga jiinkiisa ama dhinacyadiisa

yaxaaska mid ka ugu gaaban dhirirkisa waaxaa uu yahy 1.7 mtr oo ah hal mitir iyo todobatan mitir waxaan uu leeyhay ilka badan. yaxaaska ma awoodo inuu calaliyo cuntada yar sida shimbiraha iyo masaska waa uu laqa waxaana uu ka daba geyaa dhagaxaan oo u suurtagalsho in uu ku calaashao calooshisa dhexdeeda.  yaxaayska waxaa uu gaar cimri dheer oo 100 sano ka badan waana uu xuun dhacsadaa. yaxaaska waa xayaawn  ku nool ugaarsiga. yaxaaska isaga l aftirkisa waxaa ugarasada xayawan kale sida abeesada waa weeyn  yaxaaska caruurritisa iyo ugxantiisa cunto

yaxaaskawaxaa ku beermaa wabiga waxaan uu dhigtaa ugxaantiisa webiga jiinkiisa halkaa uu carada ku duugto wuxuuna soo boqada maalinkasta hal mar uu la joog saacdo badan habeen iyo malin tii uu sahlnata. ugxaanta  ayaa webigaj iinkisa ku dilaacad waxaana aksso yaaca caruur yaryar oo aad moodo bulac weeynaday

somalida dadkan waxaa ay u taqaanaa baxaar waa dad rag iyo dumarbaleh oo yaxaanks u isticmaala sida eyda oo kale.  yaxyaas ayaa dadkaan uu la nolyahy waxaa uu qabtaa aeegyo kaladuwan sida ugaarsho waxaana uu soo qabtaa malaay iyo ugaar ya cunaan dadka iskaleh. waxaa kale uu qabtaa in uu suga amaanka biyaha, degaanka iyo guiga qofka iskaleh yaxyaaska

dadka somalida waxaa ay dhahaan baxaarada yaxaaska waxaa ay ku ugraasadaan dumarka halkas uu yaxaaska kas dafo haweeyn una geeyo baxaarka ama qofka leh. waxaa kale oo ay shegaan in baxrada oo ah dad kunool webiga jiinkisa ay yaxaaska ku diraan qof ay rabaan in ay dhibaateey. yaxaaska ayaa qofkii lagu diro si nabad ah ku geeyo badanaa meesha laga soo dalbay.

wadamo badan aduunka kamid ah yaxaaska waa laga cuna waxaan uu  yahay mid hilibkisa laga ganacsado. halka somaliya oo wadamda uu yaxyaaska ku noolyahy dhib xoogan uu dadka ku hayo marka webiyda ay aadaan. dadka degan webiyada agagaarkiisa ayaa waxaa ku noolyhiin biyaha ay wabiga kasoo aroortaan.

yaxaaska waxaa uu  isticmaalaa xeelodo badan marka uu wax ugrsanyo. ma waxaa uu dhex gala dooga, biyah iyo dhooqaada isgoo hoos is nabaya kadiba kuna bood wacii uu doon. marna waxaa uu sameyaa waxaa uu iska dhiga dhagax wacan afka uu ku soo qataa biyo taa uu ko u kala qado si xayawaanka qaar ay u maleyan biyo meel ku jiro iskuna dayan ineey cabaan. kadibna waa uu qabsada waxii soo dhowada.

 

yahye

Share This Article