dumar muslimiin ah xijaabka awgeed loogu diidey iney maqaayad

admin
1 Min Read

AAibJhA

dalka france cunsuiyirada xijaabka ayaa aad iyo u siik ordheeyse ka dib markii batra shebekada bulshasha twiterka iyo facebook lagu faafiyeye nin france oo kor ur  qeelinya kuna dhahaya dumar xiran xijaab ma galeysaan  halkaan. waxaad tahiin arga gaxiso, musliminta waa argagaxiso, arga gaxisadana waa muslimka.

dhoowr haweeyn  xiran xijaab ayaa waxaa laga horistagay iney galaan maqyad laga casheeyo habeenkii axada magaalo ku taalo dalka france maqaxi  loo yirahdo  Le Cenacle restaurant  Tremblay France,

arinka neceeyb ka dhan  xijaabka aya cirka isk u shareeyrey  markii duq magaalo mid ka mid ah gobolada dalka france uu ku dhawaaqay in uu gobolkisaka xanibay isticcmaalk xijaabka..  ciidanka booliska iyo kuwa sirdoonka dalka france ayaa cadaadis xoogan saaray dadka muslimka qaastan haweeynka oo markasta lg beegsada goobaha dadweynaha ka dhexeyo marka damcaan ineey galaan.

 

Share This Article