maanta oo ay taarikhda tahay 26 decmber 2016 dabayaaqada sandka 2016 xili boqol ay ka dhimantahay sandka cusub ayaa waxaa la dharinayaa baarlamanaka somaliye labdiisa qeeybood 275 aqalka hoose iyo 52 aqalkasare. dhaartaan ayaa ka dhaceeyso hoowlka weeyn ee General kahiye Police Academic taa oo hore loo oranjirey iskoolks poliiska
wadooyinka magaalada muqdishu oo dhan waa ayaa xirxiran waxaan ku go go’an caro lagu daadiye ciidanka ayaa si weeyn u sugaya amaanka magalda iyo baarlamnaka somalia. saxaafad ayaa u diryar garwdey tabinta dhaarta baarlamnak
inkasto qaar kamid xildhibanda aqalka hoose ay ka taagneey dood xoogan iyo muran wax isdabamerin iyo istcimaal awodeed iyo sharuucda dorashada oo lagu xadgubay marka kuraast qaar loo tartamey. hadana waxaa muuqtaa inan waqti lasiin sida wax loo saxi lahaa ee leyka indhotiray cabshada iyo qaladadkii dhacay



