Doodku ku saabnsan Obama iyo Turamp hadii ay tartamilaheeyn kebaa guuleysn lahaa

doodo kusoo saabsan tartanka madaxnimo dlaka Mereykan taa oo dhexmarty obama iyo turamp . obama ayaa waxaa uu sheegay in hadii uu iso soo taagi lahaa  doorashada mdaxtinimo dalka Amerika uu ka guuleysan laha ninka hada ku geuletey Turamp.  waxaan uu yirir Obama waxaan ku kalsoonahay inaan heeysto in kadbadan codadkii aan ku guuleyste 8 sano kahor.

waxaan hubaa in ay weliba fursad ii ahaan laheeyd doodaha siysadeed uu isticmaly  turamp oo ah mid kalasooc iyo aflagado ay kujirty taa oo aniga eryadeeyda fiican iyo olalheyga xirfadeeysan ka dhigilahey mid aan ku helikaro  codad badan oo ka sii dheer intii aan ku guleyste sandkii hore.

obamo oo ku kalsoon in hadii uu soo istagilahaa dorashadasanadkan uu ku guleyslahaa fursado ka badan  labadi jeer ee hore. waxaan hubaa waxii aan ka qabtay dhaqalaha iyo siysada dalka mareykan  oo an ku hanan karey dad badan.

waxaa nasiib daor ah labo arin oo culeeyskeeda leh dastuurka marekanka isbedlkii 22 ayaa waxaa lagu xusay in madaxweyne uusan heeyni karin xilka in ka badan 2 jeer. ama uu san mar 3 usoo istaagi karin. taa oo aan jeclaan lahaa in wax lagabedelo. waxaa kale oo jita xaaskeegya iyo qooyskeeyga aan jeclaha oo aan u dalqadankarin in kabadan 8 oo aan ka mashquulsanaa.  kuna xayirnaa aqlaka cad looga arimiyo dalka Amerkia

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY