roobab xoogan oo ku dhuftay dalka philibiin ayaa sababay waxyeelo xoogan iyo burburka dhisemeyaal iyo wadooyinka qaar kamid dalkaas. roobabkan ayaa watay duufan xoogan kuwaa oo kusocdya xaawer 140 km saacadii. taa oo ah awood xoogan oo sameeyn kuyeelnkarta deeganka iyo guryaha,
ilaa malintii shalay oo ay aheed axada ayaa dalkaa waxaa uu kujiray xaalad deg deg. meelaha sameeynta xoogan laga sheegay waxaa ka mid Manile oo ah maglada casiamda dalka philibiin halkaa oo ay ka dhcaday dhimasho iyo dhaawac intabada iyo xitaa burbur hantiyeed.
cidanka xooga iyo kuwa boolisk oo ka qeeyb qadanaya gurmadka ayaa waxaa ay sameyeen biyo xireyn ay ku hakiyaan daadadka xoogan iyo marina ay dadka maraan oo ay kaga baxsadaan biyaha.
boqolaal kun oo qofood ayaa laga daabulay gobolka Bicol oo kaliye halkaa oo laga baqayo in ay waxyeelo xoogan gaarsiiso duufanata. qolyaha gurmadka ayaa waxaa ku jiraan hoowl xoogan manajirto warbixin sax oo waxyelada ay sababty duufant Nock-ten oo la micno ah number 9 luqada dalkap philibiin.
dowlada oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah iyo dhmaan gboloda wadanka oo feejigaan xoogan ugu jira ka horta waxyeelada duufant. deegnak xeebta Manila ayaa ah meesha saameynta ugu ban ka dhacaday ilaa hadana ay ka socoto howlo samatabixin ah
Kamaal



