Madaxweynaha dowlada Burundi Mr. Pierre Nkurunziza ayaa warsaxaafadeed ku qabtay dalkiisa kaa oo uu ku shaaciye ine ay dacwad horgeeyn doonaan maxkamda aduunka. dacwad ka dhan ah EU hayada midowga reer yururb oo aan bixin mushaaradka in kabadan 5000 askair Burunid ku sugan dalka somaliye kana mid ah howlaka nabada sameynta somalia ilaa 11 bilood.
Madaxweyne Mr. Pierre Nkurunziza iyo midowga reer yurub ayaa waxaa soo kala dhexgaly qilaaf ku saleysan qaabka ay dowlada Burundi ula dahqanto dadkeeda. waxaan ay hakis deeqaha iyo lacagaha mishaardka ciidanka. arinkaa ayaa sameeyn ku yeeshay xiriirka labada dhinac oo gary heer uu kala tago.
Pierre Nkurunziza ayaa ah madaxweyn u taagan raadinta xaquuqda ciidanka dalkiis qastaan kuwa hoolgalak u joog somalia.
nasiib dara waxaa ah ciidanka iyo shaqaalaha doowlada aan qqadan mushaarad in aysan madaxdoooda kahelin wax faah faahin dheeri ku saabsan sababta ay u mishaar la’aan u yahiin mudo dheer



