ku dhowaad labo nin oo hubeeysan ayaa waxa ay afduub u geeysteeyn diyaarada lagu magacaabo air Afriqiya oo lagalahaa dalka libya taa oo ku socotay safar dalka libyo gudahiisa. diyarada ayaa waxaa saaran dad rakaab 118 ah kuwaa markii hore maxuubuus ku ahaa diyarada dhexdeeda saacada badan
air Afriqya A320 oo ay saaranaay rakaabka ayaa waxaa lagu dajiye garoon ku yaalo Jazirada dalka Maalta meel ka mid ah. diyrada ayaa soo caga dhigay waxaan la xaqiijiye in diyarada ay tahay mid afduuban ay na saaranyhiin rakaabka iyo dablleyd wax soo afduubtye
xafiiska reeysul wasraha dalka Maalta ayaa si joogta arinka ah arinka ugu tabinye caalamka wabrixinta diyarada air afriqiye dhanka twiterka halkaa oo daqiiqad kasto lasoo dhigay macluum ku sabsan diyarda. rakaabka ayaa loo daayeey koox koox. waxan diyrada ku haray 2 afdube iyo teamka diyrada ka shaqeeynaye.
ciidanka dalka maalta aayaa waxaa wadaan diyargoowga howlgal ciidan oo diyarada lagu badbadiyo. halka dableeyda ay ku hanjabeeyn hadii dhankooa loo soo dahqaao oo leeysku dayo hajuum ciidan ay qarxindoonaan diyarada. sida laga xaqiijieye dadka rakaabka diyarad kasoo degay dableda ayaa heystaan bambooyinka gacatna laga tuuro
waxaan hadeer laka qorsheeyna badbada diyarada iyo xoog isticmaalid ka dhan ah afduubeyasha.




