Gabar 1 Milayan Madxeeda la duldhigay

admin
2 Min Read

gabadha lagu magacabo Joanna Palani,  oo 23 jir heeysta dhalashada dalka Denmark ayaa waxaa madeda l duldhigay lacag dhan milayan doolar oo ay dul dhigeeyn kooxda ISIS. gabadhaan ayaa hada waxaa ay katisantahy ciidanka huwan kasoo horjeeda ISIS. waxaan ay u daglameysa in ay ka xoreeyso ISIS dhulka carabta.

gabadhan oo asal ahaa kasoo jeedo dalka Iran  ayaa waxaa ay tahay gabar ku dhalatay xeryaha qaxootiga dalka Ciraaq xiligii dagaalka gulf   dalal carabta dhexmaray. Mrs Joanna Palani,  waxaa ay kasoo tagtay jaamacaded  culuunta siysada oo ay ka doorbiday ineey ka qeeyb qaadato dagaalk cidan si ay u xoreeyso dadka Kuridish

dhanka kale gabadan dolwad denmarka ayaa ku xuntay ka midnoqsho ciidan aan sharci aheyen iyo ka tigida dalka Danish oo ay degneed kuna soo babaartay. walidka gabadhan ayaa waxaa ay megangelyo qaxooti u yimideyn dalka denmarka xili hore.

Joanna Palani,  mar ay ka jawabeysey eeynta ineye ku birtay ciidan aan sharci aheeyn ayaa waxaa ay kaga jawabtay barteed facebook waxaan ka mid ah cidan ay taageeran dalalak qaliijka kaa oo sharci. waana ciidan ay tababar iyo qabalab siyaan reer galbeedka. marka ma filayo ineey taa tahay wax qalad ah.

lakiin dhanka ISIS la dagalneeda waa waxa aan hubka u qaatay naan difaco xaquuqul insaankai yo demqradiyada waana wax aanka bartay dalka denmarka ama laga aaminsanyhy.

 

Joanna Palani,  gabadhan aayaa noqotay qof ka eedeysan  dal kamid dalalka reeer galbeed oo taageero ololaha dagaalka ka dhanka ISIS iyo dagaalyanda ISIS oo ka careysan doorkeed ay ku leedahay dagalka ka dhanka ah iyaga

 

Mr. Abdullahi

 

 

 

Share This Article