HILIBKA DIGAAGA IYO UKUNTA

admin
4 Min Read
digaaga waa mid ka mid cuntada qeeybta hilbka waa midka mid ah hilbka loogu cunista badanyahay aduunka. hilibka digaaga waa mid fudud oo aan laheeyn dufan xooga iyo baruur. waana mid jirka uu kahelikaro nafqo isku dhan
dhaqaatiirta caalamka iyo aqoonyahada naqada ku xeeldheer waxaa ay waxbadan amaaneeyn digaaga hilnkisa iyo ukunta cunitaankeeda. qolayaha dhaqtaartiita marka ay firinyaa caafimadka bukaanda ama dadka uyimada waxaa ay kula taliyaan cunida hiblka digaaga
qolayah naqada ama nutritionka ku xeeldheer waxaa ahmiyada koowad siiyaan cunida hilbka cas oo ah digaaga iyo kaluunka kaa ay ka buuxaan macadan isku dheelitrian jirka ubahanay. waxaa kale oo ay sheegan in ay siweeyn uga qeeyb qaataan korinka jirka, lafaha iyo maskaxda
 
inkastoo dunida horumarta dadka qaar ay ba caagan ayhiin cunida hilibka oo dhan hadana kuwa cuna waxaa ay doorbidaan hilbka digaaga iyo kaluunka.
dadka deegaanka iyo xoolaha u ololeya waxaa ay badan ka soo horjeedaan cundida hilibka oo dhan haba ugu horeeye hilbka xoolaha oo ay leeyahiin mafiicno in lacuna ama deeganka aya waxyeeleysaa.
 
cilmibaare dhanka nafaqada wax k qoro ayaa waxaa uu sameey daraasad waxaana ku soo gabo gabeey mafiicno cunida hilbka. hadii aad ka maarmin waxaa la cunikaraa hilbka digaaga oo aan badan sameeyn kylaheeyn deeganka.
 
cilmibaaris laga sameeye ukunta ayaa iyan waxaa leedahay cunida ukunta maalinkasta waxaa ay ka hortagikartaa hanashada cudurada dhiikarka iyo sonkorta 12% fursad ah. waxaana joogteeyn kartaa nafaqada saxda ah jirkad u baahna adigaa ka fog cunida hilbka.
 
quudashada hilbka xoolaha sida riga, geel iyo l’oda waa mid saamey xoogan ku yeelankartaa mustaqabka caafimaadkada iyo koriinka jirkaada. iyo xitaa qruxada jirkada
 
xeeldheryaal aya sheegeeyn in hilbka xoolaha uu qeeyb xoogan ak yahay cayilka iyo buurnaanta jirka taa oo leh dhibataooyin kaladuwan foolxumo iyo qatar caafimaad. waxaana taa daliil u ahd dadka cayilan waxaa ay si xoogan u quutaan hilbka iyo caanaha sida laga soo xigtay dhaqtarka marka laga reebo cayilka dhaxalka ama hidesideyaal qaar ah sababaan
 
dhaqaala ahaan hilibka digaaga iyo ukunta waa ay kajabanyhiin. iibsashada iyo karinta xitaa waa ay kukalduwanayhiin.
 
dhadhanka iyo keeydinta xitaa waa ay ku kala nacfi badanyhiin hilbka xoolaha iyo kan digaaga. hilibka digaaga marka qaboojiye lageliyaa waxaa uu keeydsankar aqboowga waayo waxaa uu ka sameysan walxo sida suufka ah.
hal xabo oo digaag ah waxaa kaafinkarta ugu yaraan labo qofood ug badnaan hal qooys oo ka kooban 4 qofood. waa hilib jilcan oo hadan macaan oo aad dareeymsid marka aad cuneyso dhadhan macaan iyo nashaad. marka loo eego hilbka oo u baahan xarbi iyo calyo xoogan taa mararka qaar sida xoolaha oo kale aad labo canleeyso
 
dadka waa ineey waxbadan ka ogaadan noloshooda waxa u roon iyo waxa udran. waxaana nasiib wanaag ah in maanta cilmibaarisyo kaladuwn ay sameeynaa quboro caalmai taa oo aad si fudud uga helikartaan shebekda internetka iyo alaada google.
Share This Article