sedex qofood ayaa lagu dhaawacay meel masjid ah agtiisa Dalka Swezerland

admin
1 Min Read

sedex qofood oo dhaawac ah ayaa laga helay wado kutaalo dalka Siwiss maglada Zurich halkaa oo aan la heynin waxii ka dambeey raasta lagu dhuftay wlashan yaaryar.

shilka ayaa ka dhacay wada loo yaqaano Eisgasse halkaa oo ah goob xarun basaska laga raaco.  shilka ayaa ka dhacay meel masjid dadka Muslimka ah leeyhiin.

ciidanka police oo goobta ka qaday wilasha ma sheegin dhalashadoo iyo sida weerark u dhacyaa, ciidanka ayaa goobat xiray kanawada baaritaano dheeri sabata keenty dhaawacan ragan

Share This Article