baabuur xamuul oo dad ku dilay xaflad kirismis dalka Jarmalka

admin
2 Min Read

shil gaari xamuulka qaado oo weeyn ayaa sababay waxyeelo xoogan kadib markii uu ku dhacay gaariga goob lagu qabaneye xaflad kiristamaha magaalada Barliin ee dalka Jarmalka. gaarigaan ayaa mid xoowli xoogan ku socday kaa ku dhuftay goobta kirismiska waxaa laga cabsanayaa ineey tahay mid ulakac loogu qaaday weerar goobta

waxaa ay wax kasoo gaareeyn dad 9 qofood oo si hordhac loo soo tabiye. waxaana kale oo ku dhaawacamay dad kabadna intaan. gadiid gurmadka deg deg ayaa waxaa ay daabulayaan dadka wax garey iyo meeydka.

ciidanka policeka dalka jarmalka ayaa goobta isku gadaamay waxaan ay dad weeynaha ku armeeyn in aysan kasoo bixin guryaha inta hoowsha baarida iyo gurmadka socdoaan. waxaana meesha ka dhacay shil aad u xoogan kaa oo geeyste qasaaro naf iyo maaleh.

goobjooge daka Biritain u dhashay wada maraye ayaa sheegay in shilka u ekaa mid ulakac sida gaariga meesha u bartilmaamsadey iyo sida ay wax u dhaceeyn . ninka ayaa yiri gaariga waxa yar uu igu dhaafay meesha waana uu isigay niga

meesha shilka ka dhacay ayaa aheed goob wadada dhinaceeda ah halkaa oo ay dad ku qabeey xaflad kirismis ah. meesha ayaa waxaa ka dhow kaniisad taa oo waxyar u jirtay meesha shilka ka dhacay

lama qajiinkaro waxa kadambeye weerarkaan inuu ah mid qasdi  ah iyo mid si kadis ah ku dhacay.  cidanka booliskana baaritano ayay hayaan.

Share This Article