milkiilaha shirkada baskiilada sameeysa GAINT ayaa xilka ku warejiye jilka cusub

mr. King lui waa aas aasaha  iyo madaxa shrikada GAINT oo ka gacnasata  soo sarida baaskilad aduunka ugu qaalisan. shirkadan ayaa ah mid aduunka kagajirt safka hore waxaan ay caanku tahay farsadam baskiilad ciyaartooyda iyo kuwa caadiga.

Mr. King Lui 82 jirkan ayaa ah nin taariiq dheer  kulah baaskiilada ama buskuleetiyada sida aad u taqaano. waa nin ka sameey dhaqaale badan gancsiga farsadada. hadan caanku ah wadida baskiialda. waxaan uu wadayey mud heer. ninkaan ayaa ah 82 jir kaa weli awoodo in uu wado baskiila 60 km maalinkasta. waxaan uu kasoo kexeey gurigiisa oo 30 km u jira goobta shaqada

 

shirkadan ayaa waxaa ay soo martay heerar kala duwan waxsoo saarka iyo suuqyada wax iibsi. waxadna halkan ak bogan akrta graphe ama naqshad waxsoo saarka iyo faa’iida shirkad ay sameys sanda lasoo dhaafay

Mr. king lui oo hadeer  wayeel ah ayaa waxaa gaaray go’aan ah in uu shirkada ka dhiga mid dhalinyaro taa oo uu kula dagaal galo shriakda shinaha oo tartan xoogan kula jira suuqa. waxaan uu  yiri waxaan boosk u banayeena jiirka yaryar waxaan uu dhibeey  nin ay ilmo abti ayhiin kaa oo lagu magacabo Bonnie Tu,  ahna  67 jir oo laga dhigay madaxa shirkada iyo  iyo wiilka kilye oo dhalay King lui oo lagu magacaabo Liu Yare oo dadiis tahay 58 jir ah na madaxa lacaga shirkada.

Mr. Abdullahi

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY