nin boolis oo toogasho ku dilay Safiirka Rushka Ankara u fadhiya

admin
2 Min Read

 

nin dhalniyaro oo bostaaloda ku hubeeysan ayaa dil u geeystay safiirka dalka ruuskha u fadhiya dalka turkiga. dilkan ayaa ka dhacay koob madxaf farshaxanka iyo dhaqanka lagu  bandhigo, xili safiirka uu qudbad jeedineye. nin ka dilka geeystay aa waxaa uu taagnaa dhabarka dambe safiirka waxaana uu ah nin siifcan oo heersare ah u lebsinaa

ninka dilka geeystay ayaa ah 22 jir magaciisa lagu sheegay Mevlüt Mert Altintas, kana tirsan ciidanka booliska dalka turkiga kaa oo aan xiligaa hoowllgal ku jirin. ninkaa ayaa ahaa mid cidanka police katirsan. ninka ayaa ka taagtay safiirka dhabarka dambe si afsaar ah. waxaan oo kor ugu qeeylineye alahu akbar waxaan uu yirir waxaad u dhimaneeysaa gumaadka aadku heeysaan Aleppo. qofkasto shaqo kulehna mid mid buu u dhimana. anigana waan u hiraya nafteeyda dadkaa maatida gumaadkooda

ninkan ayaa ah nin la sheegay inuu katirsanaa ciidanka dalka durkiga. taa oo tuhin gelin kartaa kalsoonida ajaaniibta ay ku qabaan dalka turkiga. arinka ninkaan ayaa u muuqdo mid caro ay keentey. dadka waxa odoroso ayaa waxaa ay sheegayaan in ninkan ayahay nin ay ka tambadisay carda uu ka qabo xasuuqa ciidanka Rushka ka wadan Alep dalka Siriya

safiirka oo markii hore dhaa waca ahaan loo qaaday ayaa laxaqiijiye in uu ku geeriyoday isbitaalka. cidama aad u farabdan ayaa lagu soo daadiye wadooyinka goobta  dilka ka dhacay. waxaana xayiran socdka dadka iyo gadiidka mudo kooban inta howlgalka baritaanka dhamaado inkastoo ninka dilka geeyste uu dhintay. kadib markii ay togasho ku dileeyn cidanka policeka

 

 

Mr. Abdullahi

Share This Article