Jilaaga caanka ah Slveter Stelone Raamboow oo Jago heersare loo magacaabay

admin
1 Min Read

madaxweyanha dalka mareeykan Mr. Turamp ayaa shaciyey in uu jaga heersare u magaacabo Jillaga caalamiga dhalshada mareykan heeyso Mr. silvestre Estalone  oo somalida iyo aduunka looga yaqaano Ramboo. jilgan ayaa ah ni leh taageer aad iyo aad u badan aduunka iyo dalka mareeykan gudahiisa.

Madaxweyne Turamp ayaa yiri waxaan siin doonaan jago heer sare dadka jilayasha caanka waxaan ay noqodoon hayada filimada  dalka mareykan taa ah mid aad iyo aad u weeyn maaligin xogan siis hal abuurka filada dadlka iyo dabada. waa wershad soo saarta jilayal fiican

Jilaga ramboow ayaa mudo oo 70 jir ah ayaa mudo ku hamineye in uuku soo biir masrax siysad waxaan uu ka qeeyb qaatay ololahii doorashao 2008 xiligaa uu caaineey ama u ololeye John McCain oo mid ka mid ah dad doorashooyinka dalka mareykan musharax

 

Share This Article