Dwolada Pakistaan ayaa soo bandhigtay farsadmada muqaal madfac dalka lagu sameeye oo ah madax hubka qaado nugliyeerka. arinkaan ayaa kadambeeyse kadib muran dhaka hubka nugeliyeerka oo dhexmaray labada dal Paskistaan iyo Isreal.
maqaal ku soo baxay journal ayaa waxaa lagu qoray war laga soo xigtey dowlada Isreal kaa oo ah in Paskitan ay dooneeyso iney u isticmaasho b=hubka nugeleerka Dacashita dalka Seriya.
dalka Pakistan ayaa dalka lixaad wadmada heeytsa hubka nugeleerka waxaan la sheega in ay heeysato ilaa 130 madaxday qaada hubka nugleerka iyo sunta nugellerka.
Asif oo ah Wasiirka gaashandhiga dalka paskistan ayaa yirir hanashada hubka negleerka waxaa ay nooga dhigantahy inaan dalweynah India oo ay colada nagal dhexeyso inaan ku baabino. wanaa difaci doona dalkeeyna iyo dakdeyna.




