
saraakiish sare ciidanka dalka Hindiya oo cadeeye ineey u diyaar garbeeyn dagaal labo dhinacale ah oo ay lagalaan dalalka Hindiya iyo Shiinaha oo ah labo dal oo xaduud wadaagaan hadana ay u dhexeeyso colaado iyo xasardo soo jireeyn ah. xiisado colaadeed dalka Hindiya iyo bakistaan taa oo ku saleeyneed muranka Kashmiir oo ay labada dal Hindaya iyo bakistaan mud dheer isku heeysteey.
iyo loolan dhanka hubka nugeliyeerka oo ka dhexeeysa labada dal. Hindiya aa tijabisey hubka nugliyeerka iyadoo ka jawabeeyse bandhig hubka nugeleerka uu sameeye dalka bakistaan. sarkaal u hadlay ciidan dalka bakistaan aya horu u shegey in sababta ay hubka nugleerka u heeystan ay tahay ciribtirka dalka hindiya
dhanka kale, dalka shiinaha ayaa isna ah dal Hindiya lawadaago xaduud iyo ganacsi kaa oo saameeyn ku leh siyaasada iyo nabada gobolka Asiya. dalka shinaha ayaa laga baqaa inuu ka caroodo bandhiga hubka nugleerka ay dowlada hindiya ay ku dhaqaaqdey. dalka shinaha oo quwad xoogan gobolka iyo aduunka ayaa daneeya xakameynta hubka nugleerka gobolka
qaarada Asiya ayaa noqotay goob lagu tartamo hubka nugleerka dalalka ugu badan aduunka hada ku tartamo hubka yaa kasoo jeeda qaarada asiya. dalka India, Pakistan, Iran, North Korea iyo dalal kale ayaa ah arin walaac xoogan ku heeysa dalka Shiinaha.
qilaafadka siysadeed, dhul iyo midka ganacsi qaarada Asiya ayaa noqdey suuq hubka nugleerka iyadoo dalalka qaar ay baneeysanyaa farsameynta hubka dilaaga ee nugleerka



