Turaam oo qarka u saaran xil ka qaadis

admin
1 Min Read

 

sida ay qorayaan saxaafada dalka mareeykan qaar kamid in madaxweynaha dalka Mareykan uu siysada dalka majara hababaiye. waxaan lagu wadaa baaritaan musuq maasuq dhanka codeeynta oo lashegay inuu dhacay xiligii doorashoooyinka

intaa waxa sii dheer isga oo aanan weli sameynin wax isbedel dhanka siysada iyo hadalka waxaan ka muuqdo ficiladiisi hore oo ahaa dhaar iyo dhaleeceey ka dhan ah dadka shaqada kala dhaxeeyso iyo dadka siysadiisa ku qanacsaneeyn

arinka yaa ah mid si xoogan isu soo tarayaa oona laga dareemikara xitaa sida lasheegey xaafadiisa iyio qooyskiisa. waxaa intaa sii dheer dastuurka mareeykan 25 ayaa qaba masuulka madaxweyne lagu halaa wax dastuurka ka baxsan in xilka laga qaado ama la ceeyriyaa

siysada dalka mareeykan ayaa waxaa soo foodsartay jahawereer ay xitaa dadkii siysada ku xeel dheeraa ay fahmi weeysan yahiin sida wax u scodaan iyo halka sarta ka quranty

 

Share This Article