
inaka badan boqol sarkaal iyo qooysaskooda oo ku nool isbitaalka weeyn ee martini oo kuyaalo bartamaha magalada muqdishu ayaa si weeyn looga deeyrinaya. saraakiishan ayaa dad waayeel oo intooda badan ka qeeyb qatay dagaalka 77 iyo kuwo kale oo ay u galeyn qaranka somaliyed
qaarkamid sarakishan oo saxafada la hadalay ayaa sheegey in xaladooda wax weeyn iska bedeley xiligan adag oo uu dalka marayo marxallad cusub cudurka covid 19. saraakishan ayaa shegey in mud dhowr jeer si xoog ah looga saray guryahii ay ku nolayeen mudo ka badan 40 sano iyada ay dad mashaariic wata ay qandarasyo ku radsadeyn
arinka muhiimka oo ay bulshada iyo dowlada ogaato ayaa ah in xaalada saraakishan ay tahay mid halis oo u bahan gurmad deg deg oo heer qaran. sarakiishan ayaa sheegey in ay hada ku noolayhiin xaalad cariiri ah oo xeradii ay kunolayen ay la wargeyn qoloyo kale oo hoowlo laladwuan ak wado
inka badan 4 jeer ayaa weerar lagu qaday 10 kisano ee ugu dambey iyada oo loo adegsaday cidamo somaliyed iyo kuw Amisom kuwaa oo ku qasbay in ay ka baxan gobo marka la donaye in dib u dhis iyo dayactri lagu sameyo.
dowlada talyniga ayaa dhoowr jeer isbsitalka ka sameyse dib u dhis iyo dayacatiro waxyo ka mid isbitaalk halka oo laga sahqaleysiye dad badan. halka dadka naafada oo mudada dheer ku sugna isbitalka anan wax tixgelin ah laga sinin fursadaha a ksoo baxo mashaariicda marka alga reebo wax yar oo anan dhameyn waxi ay mudnayen
ugudambeynti saraakiisha naafada ku sugan isbitalka martiini ay ah kuwo ku hayanayo guryo duq ah oo si kis kis u dhac-dhacayo halka oo anan nafata dadka lagu aminikarin. halka qarklena ay dhisteyn jiingado bada korkeed oo ay ku dhaceyso qabaowga iyo kuleeka cimilada bada
waxaa intaa si idheer in dadka naafaa mesha kunool si gees ah oo soocay oo aysan ka faaiideysan karin adegyada mushqulaha, biyaha iyo salada iyo geedaha waaweyn ee barxada isbitalka oo ay san tagiakrin iyada oo lagu xeendaabay haskow jawnao caro, silig iyo dhagxaan
arinka ugu daran oo naxadintleh ayaa ah in xarunta ay kunolyen sarkiish naafada xooga dalka ee 77 u badan ay noqotay meel qatarta iyo sharta lageeyo. iyado oo dusha laga geeye xarunta tarnkiila cudurka covid 19 oo ah mid halis oo si weeyn u dilo dadka wayeelka.
dadka caafimadka iyo deganka ka faalooda waxa ay shegeeyn in ay tahay qorshe xumo in codurka covid 19 la geeyo meel algu xanaaneyo dadka naafada iyo waayelka kuwaa oo ay tahay in cudurka laga fogeeye sida dalal badan ka dahcaday in dadka noocan ah ee wayeelka alga fogeey isnbitaalda iyo magaloyinka si looga hortago haslita cudurka iyo u nuglasha dadka wayeelka
ugu dambeyn dadka naafada ee kunool xerada isbitaal martiini ayaau bahan gurmad deg deg ah iyo samata bixin naftooda



