
Dowlada federalka wasrada hidaha iyo tacliinta sare oo manta soo gaba gabeyse imtixanka shahadiga dugisyada sare koonfurta iyo bartamaha somaliya oo ay u fadhisteyn in ka badan 31,120 arday gobolo kaladuwan dalka iyo csiamda 72 gobood. Wasiirka Wasrada hidaha iyo tacliinta sare iyo reysulawasraha dowalda federalka ayaa kormeyr ku tagay qaar kamid gobaha imtixaanka.
Qaar kamid ardayda ka qeeyb galay imtixanka ayaa sheegey in aad ugu farxasanyhiin sida uu ku dhamaday imtixaanka mudad uu socoday ay mujieyn dadaalo dheeraad oo ay kaga shaqeyen sualaha imtixanka. Waxaana ay shegeyn in qishka uu ah ay adkeyd in lahelo ama la isticmalo
Wasiirka wasarada waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare Mr. cabdullahi Godax Bare ayaa sheegay manta waxa si fiican ku soo idladay imtixanka shahadiga dugsiga sare 2019 waxa kale farxad weyn inoo in uu nagala qeeyb qatay kormerka reysul wasraha
Reysul wasre Xasan Cali Qeeyre oo la hadalay ardayda aya yiri halkan waa mesha aan ku sooqatay qeyb ka mid waxbrashadeyda aas aasiga, waxana idiin rajeyna inad noqtan madaxada mustaqbalka dalka



