Madaxada dowlada JF Somaliya oo Shacaka si farxadleh ula ciiday

Abdullahi
2 Min Read

Waxaa maanta si weeyn looga ciiday ciidul fitriga inta badan dalka somaliya, ciidan ayaa waxaa u dhacaday si kaduwan sanado badan.  Boqolaal kun Somali ah ayaa maanta u dareeray goobaha lagu tukada ciidul fitriga sanadkan 1440 Hijriya ahna milyada 2019. Ciidan ayaa ka dhacaday inta badan dalka somaliya maagalloyinka ugu waaweeyn iyo degmooyinka

Midda  ugu xiisa badan ayaa aheeyd in madaxada dalka ay  shacabka ay la wadageeyn farxad iyo duco xalay  fiidki uguna hambalyeyen curshadha ciida iyo dhamaadka soonka ay dadka islamka soo afxirnayen bisha ramadanka. Dadweyne faraxsan ayaa ku soo xoomay wadooyinka iyo suuqyada gobolada dalka iyaga oo isgu habaleyenayo ciid mubaarak kulu caam wantum bilqeeyr

Waxya ugu xiisabaha badan oo ku cusbaa ciidan ayaa aheed in madaxada dalka intooda badan ay meel ku wadat tukadeyn iyo in ciidanka policeka qeeybahisa kaladuwn ay wadooyinka ku sameyen gaada ka ciyaar iyo mustikada astamaha qaranka iyaka oo ay dhinac socdeyn  shacab farabadan oo isaga kala gooshay xaaafada kaladuwan maaglada muqdishu

Inta badan madaxada  dalka ayaa la wadaagay ciida shacbka somaliyed  madaxada dalka ayaa si wadajir ugu tukaday dugisiga tababarka ciidanka poliska Jeneraal kaahiye halakaas oo uu Madaxweynaha  ku la hadlay boqoaal ciidan pooliska iyo siyaasiyinta ku tukaday    boqolaalka ka soo qeeybgaly salada aya  waxaa ay u badanayen wsiiroa, xildhibano iyo sarakiisha ciidanka dalka

Madaxweyanha oo weheliyaan madaxad sare oo kaladuwan ayaa ugu  duceye bulshada nabad, barwaqo iyo midnimo

Share This Article