Xaalada dalka Sudan oo kasii dareysa

Abdullahi
2 Min Read

Ciidamo xoogan oo sida militeriga u hubeysan ayaa xoog ku muquninaya kacoodka dalka Sudan. Koxaha kacadonka ka wada dalka Sudan ayaa ku gacan seerey fariin ka soo yeertay  golaha cidanka dalka gacanta ku hayo. Kadib markii uu ku dhawaqay hoganka kooxda Abdul-fatah Al-burhan   in ay dib uga labteyn heshiiska ay lagagley kooxda kacoodnka Sudan kaas oo u dhignaa in mudo 3 sano Gudahoda lagu soo doorto xukumad shacab. Iyada oo ay shegeyn in doradha ku dhacado mudo kooban 9 bilood bilood gudaheeda.

Koxaha kacadoonka wada ayaa waxaa ay xireyn wadooyin badna waxaana ay dab qabadsiyeen gadiid iyo qashin aya ka soo buuxiyen wadooyinka qaarka. Dowlad ayaa ciidan xoogan  ku daadisay magaloyinka Qartuum iyo Umurdurma oo deris la ah casiamd halkaa oo ay ka jireyn kacoon shacbi. Cidanka ayaa wadooyinka ka nadifiye jidgoyoyin iyo bururka dhagaxanta wadoyinka la soo dhobay

Kacodoonka dadweyne dalka suudan  u horsedey in xilka kadego Madaxweyne Kalitalsi  mudo 30 kabadandalka xoog ku xakumeye.  Waxaa dalka laga dhisay gole cidan oo si kumeel gaar xukan dalka u haya.  Koxaha kacodoon  ayaa sheegey in ka biyo diidan ayahiin hamiga goolaha ciidanka dalka ay ku donayan xoog ku heysashada awooda dalka

Kadib bilo qalalse iy qas xogan dalka Sudan   ka biwladay bilo ka hor ayaa u mduqdo in ay xalka  gacanta aks ii baxyso xaalda  amaan iyo siyaasda dalka Sudan

Share This Article