
Kaneeco hidde sidaheeda wax laga badalay ayaa lagu sii daayay dalka Burkina Faso, arrintaas ayaana qayb ka ah barnaamijka duumo la dagaalanka aduunka oo ay qeeyb katahay kooxda Target Malaria
Iyada oo lala kaashanayo Mac-hadka Cilmibaarista Caafimaadka ee Burkina Faso oo magaciisa loo soo gaabiyo BFRIHC ayaa hawada lagu sii day tijaabo ayar magaalada Bana ee ku taalla koonfurta galbeed ee Dalka Burkina Faso
Arrintan ayaa qayb ka ah mashruuc ay maalgalisayTarget Malaria oo ah koox cilmebaareyaal ah oo ay hoggaanka u hayso jaamacadda Imperial College London.
Dalka Burkina faso sanadka also dhaafay xanuurka duumada ayaa asiibay dad ka badan 12,000 kun oo qofood waxaana u dhintay cudurka dumada in kabadan 4000 kuno oo qofood
Cudurka duumada ay ah midka mid ah cudura sababa dhimashada ugu badan aduunka waxaana sanadka u dhinta malaayiin qofood. Hadii tijaabada ay guleysato waxaa awood lehilidoonaa badbaada dad badan oo si sahlan ugu dhinta cudurka duumada sanadkasta.



