
Qaraarka tirsigisa yahay 2474 ( 2019)
Qararkan ayaa difaacaya dadka naafada xaladaha qatarta ka soo wajahda inta badan nabad ilaalinta, sameeynta, xilyada gargaarka banii’aadaminimo iyo xaladaha qatarta noocyaded coladaha ku sabsan.
Qaraarkan oo soo baxay 20 june 2019 kal fadhiga 8556 kaas qaraarkan ayaa xoojinaya qadobka 11 ee axadiga caalmiga xaquuqda dadka naafada ah kaas oo ka hadlayo badbadinta dadka naafada xiliyada qatarta sida coladaha husbeysan, masiiboyinka iyo waxaksta oo dadka naafada Qatar galinakro nafootda
Qaraarkan ayaa ah mid dhaxal gal ah oo faraya maamulada, hayadaha, dowaldahaya iyo urur goboledyayada aduunka in ay qadan masuuliyad xoogan oo dadka naafada ilaalin karta si loo helo badbaada dadka naafada ah.
Qaraarkan ayaa kashanaya dhamaan axdiyada adkeyo arimaha ka hortaga dhibatoyinka adag oo dadka si loo hubiyo badqabka dadka naafada ah meel kata ay dhulka korkiisa kaga noolyahay.
Qaraarkan ayaa dadka naafada somaliyed u fursad qali taa oo ka difaaci karta dhaman tacadiyada dhaco xiliyada dagaalda iyo xilyada qeeybinta gar gaarka oo ay dadka naafada lakulmaan dhibatoyin waxyelo garsinakrta nafotooda dhaawac iyo dhimasho iyo burbur hantiyaded



