Taariikh: 13 August 2019

Qaar kamid ah wakiilada bulshada radyidka dadka naafada somaliyed oo kulan ka yeeshay sameeynta ay dadka naafada ku yelatay warbixinta hordhaca ee Hayada aminiga ay ka soo sareeyn qaraxa Gobolka Banadir 08-08-2019 taas lagu xusay in qofka isku qarxiye Xarunta Dowlada Hose Xamar ama Maamulka Gobolka Banadir 24-07-2019 in uu yahay qof naafo oo araga l’a kaas oo ka mida aha dadka Gobolka Banadir ka Shaqeynaye.
Dadka naafada oo ay ka soo gartay sameeyn xoogan dhanka sumcada, wadajirka bulshada iyo adeegyada hayada dowligga ah. Waxaa ay garwaaqsadeeyn in ka soo saaraan warsaxaafadeed ay kaga waramayaan dhacada dadka ay ku baaba’eyn Hose Xamar ama Maamulka Gobolka Banadir 24-07-2019
- Dadka naafada waxaa ay tacsi iyo tiiraanyo la wadaagayan Bulshada Somaliyed, eheleda dadka ay soo gaartay dhaawaca iyo dhimasho qaraxa Dowlada Hose Xamar ama Maamulka Gobolka Banadir 24-07-2019
- Dadka naafada waxaa ay cadeeynayaan in beri kayahiin ama wax lug ay aysan ku lahheeyn faldambiyeedka lagu tumhmayo shaqsi kaas oo aysan dadka naafada u idman waxyeelo buslaho iyo madaxa qaran.
- Dadka naafada oo ka xun erayada ay adeegsanayaan qaar kamid ah shacabka, saxaafada iyo masuliyiin ka tirsan dowlada in lagu shabaabadeeyo dadka naafada oo dhan. sababta Qaraxa Dowlada Hose Xamar ama Maamulka Gobolka Banadir 24-07-2019
Wabilaahi toowfiiq



