Musiibadii Ka Dhacday Dowlada Hoose Xamar Xarunta Gobolka Banaadir Weearar Qarax Ismiidaamin ah

Abdullahi
6 Min Read

Sameeynta uu ku sheeyay dadka naafada Qaxara  Xarunta Gobolka Banadir

Waxaa ay aheed arin murugo iyo naxdin xoogan leh markii ay dadka ku nool degmooyinka ku hareeresan Xarunta Dowlada Hoose Xamar ay maqleeyn qarax kaa oo ka dhacay midka mid qolalka shirarka gobolka banadir oo ay inta badan ku kulmi jireeyn madaxada dowlada hoose iyo kuwa amaanka iyo shirarkale oo muhiim.

Waxaa ay aheed maalin arbaco ah  oo ay xarunta dowlada hoose mashquul xoogan ku aheed martigleinta shri weeyn loogu soo dhoweyneye Wakiila Qaramda midaabay ee Somaliya Mr. James Swon iyo ajaanibkale oo wehelis. Waxaa shirka gudomiye Gudomiye yariiso.  Shirka ayaa lagu qabtay qolka weeyn ee shirarka halkaa oo ay kasoo qeeyb galeeyn dad badan.

Maalinta 24 July 2019 Galinka hore guud ahaan xarunta waxaa ay aheed mid mashquul xoogan uu ka jiray. Waxaana soo galaye dad kaladuwan oo shirka ka qeeybgalaya iyo dad adeeg u imaada xarunta dowlada hoose ee xamar.  Marka uu soo dhamaday kulankii hore abarahii casirka galabnimo waxaa kala dareerey dadkii intiisa badan iyo wafuuda ajaaniibta iyo xubno sare oo dowlada hoose iyo saraakill sar sare

Si lama filaan ah waxaa loo iclamiye kulan labad oo isbuucle ahaa oo kaa looga arinsan jiray amaanka degeenada kaladuwan  Gobolka banadir 17 degmo, kulanka oo qeeb ka ahaa kulamada joogtada Dowalda hosoe ee Xamar. Waxaana kasoo qeeygali jiray Sarkiisha sare Aamaanka, Gudomiye Degmoyin iyo Gudoonka Gobolka Banadir Gudomiye kuxigenada iyo gudomiyaha sida caadiga ah.

Kadin waqti kooban uu kulanka socday axaa dhacay qarax xoogan kaa oo ka dhacay Qolaka shirka lagu qabaney oo  ku yaalo dhexbartamaha xarunta dabqa labaad oo ay inta badan qolalka shirarka ku yalaan. Waxaan goobta hariye qaac iyo holac kaa oo qalqal weeyn galiye dhamaan dadkii ka shaqeyenaye Xaurnta dowlada hoose.  Sida dadka qaar ay saxafada u shegeeyn waxa dhacay jahawareer qaabka logu gurman lahaa dadka mesha ku waxyeelobay.

Durbadii ilalada gudomiya oo mesha xoog ku galay ayaa waxaa soo qadeyn dhawaca Gudomiyeha/Duwa magalda Dowalda xamara iyo Gobolka Banadir mudane Eng. Abdirahman Isman Yarisow oo ku sugna xaalad adag.   Waxaa hadan la soo daabulay dadkii kale oo dhaawaca ahaa oo ay ka mid yahiin gudimiye degmooyin qaar iyo agaasimeyaal iyo  dadkale oo dowalda hose la shaqeeya

Basira Cabdi Maxamed oo Fadhisa Xafiisked Gobolka Banadir ee Xariiriyaha Arimaha Naafada

Isla habeenkii waxaa la bilaaway baritaan deg deg waxaana  soo shaacbaxay in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin oo lagu tuhamay Gabar araga l’a  Basiiro Cabdi Maxamed oo aanan wax arki Karin in ay is qarxisay iyada oo la tauhmay in halka qaraxa ka dhacay uu ahaa kursiga ay fadhisay taas oo  aheyd shaqalah gobolka Banadir.   Waxaana la sameye gudig ged degu baaro arinka

Maalin jimco 26 july 2019 waxaa dhawaca loo qaaday dalka qadar halkaa oo dowlada Qadar balan qaaday baxnaaninta dadka ku waxyeloway gobolka banadir.  Waxaana halkaa loogu sameye dadkii qaliimo kala duwan.  Shaqsiga u daran oo ay dadka oo dhan ka murgonayen waxa u ahaa gudomiyaha oo xaladiisa ay Qatar aheed.

Alashabaab ayaa sheegtey masuuliyada weerarka qaraxa Ka dhacacy Xunrta gobolka Banadir ee dowlada hoose xamar oo ay ku nafweeyn dad badan. Waxaana ay shegey in talo galeeyn qaarjinta godomiyaha dad badan oo madax oo ay beegsanayen. Waxana kale oo ay sheegeyn in qaraxa uu ah mid iyaka ay geliyen qolka shirka si ay xasuuqaan dadka shirka ka soo qeebgalay.

Maalmo kaidb 1 Ausogt 2019 waxaa la shaciye geerida Madaxumka Eng Abdirham Yarisow Gudomiyehi hore dowlada hoose xamara  waxana ay dowald iclamisay aas qaran iyo baroor diiw 3 maalin ah.  Iyada oo wadooyinkaCaasimada Muqdisho qaar ka mid laxiray.  Waxana dhacaday in uu malin dib udhac ku yimada keenista Meeydka Marxuunka kaas oo malinta labaad lagu tuday Saalada Janaasada heer qaran oo ka qeeyb qateeyn madaxad dalka ugu sareeysa

Reysul wasaare  Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg Casiamda ugu soo laabtay xarunta dowlad dhexe safar shaqoo uu ugu maqnaa gobolada dhexe dalka Maamul goboledka Galmudug waxaana uu mujiiye sida uu uga xunyahay geerida Gudomiya oo uu ku tilamaamay in howl kar shacbiga somaoiyed ka tagay

Madaxweyen farmaajo ayaa si rasmi ah u shaaciye tacsida iyo baroordiiqda loo sameynayo gudomiya waxaana uu amaray in Calanka Jamhuriyada Federaalka Somaliyed Hoos loo dhigo ama la degjiyo mudo 3 maalin ah oo baroordiiq ah.  Waxaana uu madaxweynaha ku tilmaame geesi bulshada ka baxay. Hayada amnigana waxaa uu ku amaray in si deg deg loo horkeeno cadaalada dadka ka dambeeye falka waxuushnimada ay alshabab ku begsanayaan dadka bulshada wax ku oolka u ah.

Aaska waxa uu dhacay 2 Augost 2019 iyada oo lagu aasay Goob kamid goobaha lagu aaso madaxada sare ee dalka Iskool Bulisiyo Xafada  Afisyooni Degmada Xamar Jajab oo ah degmo iyada laftirkeeda uu waxyeelo ka soo gaaray qaraxa.  Waxana bilaabatay gogol tacsi ooo ay dhigeyn qooyska uu ka geeriyoday Gudomiye Eng. Abdirahman Yariisow.

Waxaa laqabtay munasabd weeyn oo loogu magic daray Duco iyo Ala tuug Marxuum Eng. Abdirhamnay Yarisow taas oo lagu qabtay Garoonka weeyn Konis Istadium oo maalintaa waxii kadambeeye loogu magic daray  Eng. Abdirahman Yarisow Stadium ama Garoonka Ciyaraha Kubada Cagta ee Injineer. Cabdiraxman Yariisow. Taas loogu talagalay weeyneynta  marxuumka iyo nooleynta waxqabadkiisa.

Qeeybta 1 aad

Abdullahi Hassan Hussein

Share This Article