Daaciga Weeyn Zaki Naik oo lagu soo eedeeye faafinta firkir argagaxiso

Abdullahi
3 Min Read

Daacigi casriga ah Zaki Naik ayaa lagu soo ragay xanibaado caalmi ah kadib markii ay dowlada Hindiya dadaal xoogan u gashay sida ay ku amusinlaheed daaciga xoogan ee kasoo ifbaxay  malaayinta muslmka hindiga ah.

Sakai waa muwadin hindi ka soo jeedo Galbeedka hindiya  Mumbaay caasimada maamulka  Maharashtra oo maamulka 3xaad dalka hindiya. Waxaa u dhashay sandka  waxaa madada caafimadka bartay jamcada mumbaay waxana uu ku taqsusay qaliinka

Sanadka 1991 waxaa bilabay fidinta dacwada diinta islaamka, waxa uu aasasay Islamic Research foundation hayada cilmibaarista islaamka hakas oo ay xaaskiisa Farhat ay u qaabilsand arimaha dumarka. Waxaa kale oo aasasay Islamic International school oo kuyaal magalada mumbaay. Waxa kale uu aas aasay united Islamic aid oo ah hayd dhaliyarada siisa deeqo waxbrasho iyo mashaariic horumarined.

Sanadka 2012 waxaa uu aas saasay peace Tv kaas oo laga mamnuucayy dalka Hindiya sanadka 2016 xili uu qabaney shirweyne dalka Hindiya ka dhacaye. Sanadka 2017 waxaa laga masaafuriye dalka Hindiya waxana uu megengelyo degnasho ka helay Boqortoyada sacuudi careebiyo.

Saki Naik waxaa noqday daaci weeyn qabta munaasabdo diini aad u waaweeyn kuwaa ay malinkasto ku islaami jireeyn boqolaal qofaad, Saki Naik howlaha uu wado waxaa uu ka shaqaleysi in ka badan 500     qofood si joogto u shaqeeye iyo kumaan  shaqaale aan joogto aheeyn. 

Telefishinka peace tv waxaa noqday mid horumar xoogan sameye muqalkasta oo la geliyaa waxaa uu mudo koban ku gaaraa boqol kun oo laak ah. Halka dadka ku xiran oo dawada yay kor  u dhafaan 2 milyan mudo kooban.

Sanadka 2004 waxa ka qeeybgal shir ka shacay Dalka Austareeliya iyo sandka 2006  Wales halka uu ka jediye dood ah in Islamka uu xurmey dumarka. Halaas uu murgeliye jogistiisa Xildhiban Davis Califor waxa iayana ka hadaly socdalkis  Saleem Kidwai, xogheeyaha guud golaha muslimiinta welishka.  

Sanadka 2010 waxaa loo diiday da ku galka wadmada Ingiriiska iyo Kanaca. Sandka 2014 waxaa madaxweynah daka Gambiya aya ku csumay shorweyn oo ka dhacay Jamcada Gana oo ay kasoo qeeyb galeyn  shacbi, xildhibano, wasiro iyo madax sare dalka. Sandka 2012 iyo 2016 waxa shirarbadan kaga qeeyb galay dalka Maleeysia

Saki waxaa uu ka hadaly dhibatada dadka muslimka aduunka ku heysato isaga oo tusaale usooqaatay Falstiin iyo Kashmiir. Dowalda hindiya ayaa ka ceeyrisay mar kale dalkeeda isgaa ku sugna dalka maleeysiya.  Sababta ugu weeyn oo looga soo ceeyriye dalal badna ayaa in lagu tilmaamay in dhiirigeliye fikirka argagaxisada oo uu ku beero dhanliyarada taas oo ah eedeeymo aah cadeeyn laheeyn

Dcawadiisa waxaa laga xanibay dalal badan oo ay ka midyahiin indiaBangladeshCanada, the United Kingdom and Malaysia

Share This Article