
Kooxda magaceeda yahay Red Star kana dhisan magaalada beelgaraad ee dalka Serbiya ayaa garoonka cicyarha la soo shartagtay Taangi dagaal xili ay kooxda laheed ciyaar adaga is reeb reebka koobka loogu soo baxo horyaalka Yurub Champion leag
Ciyaartaas oo dhexmartay kooxaha Red Star Dalka Serbiya iyo Young Boys Dalka Switzarland. Taageerayaasha kooxda Red Star ayaa lagu magaaba Ciidanka Reer Waqooyigiga ee dalkaas.
Warbaahinta dalalka dariska la ah Serbiya sida Corweeshiyo iyo Boosniya ayaa ku tilmay xasuus dagaalkii 1990 oo muslimiin badan lagu xasuuqay halka taageerayasha kooxda ay shegeeyn in karahan uu ayhay dhaxalka kooxda iyo tageerada ay leeyahiin



