Madaxweyene Turamp oo ku dhawaqay canshuur dheeri alabta gacnasiga meksiko

admin
1 Min Read

Donlad Turamp  madaxweyaha dalka Amerika ayaa bartisa bulsho twitterka soo dhigay fariin ku wajahan dowalda Mexico oo ah in canshuur dheeri ah 5% lagu soo rago dhaman badeecadaha ka imada dalka Mexcio. Hadi aysan dowalda Mexciko waxa ka qaban tahriibka xoogan oo ka soo galaya xuduudka Kofur u dhexeya labada dal.

Bishii Feberayo  sanadkan Maxadweyen Turam ayaa xalad deg deg ku dhawaqay adkeynta dhaq dhaqaqa xaduduka iyo dhismaha dabiweyn oo labada dal kala qeybiyo. Si loo xakameyo tahriibka xoogan kasoo galayo xaduudka kaas oo ay dhib xoogan ku qabto dowlada Amerika

Madaxweyenaha dalka mexico oo saxfada la hadlayo ayaa yiri ma donayo in abuuro xisad ka dhexeyso labada dal balse waxaan darseyn xaalada

Madaxweyne Turamp aya ku goodiye in ay sii kordheeyso cansburta 5% hadi anan la xalin walaca Amerika ay ka qabta tahiiriibka xaduuduka ku soo qulqulayo

Share This Article